Dadku waxay ka baqeen in xisaabiyeyaashu shaqo waayaan
Waxay yiraahdeen: “Qof walba wuu ku tiirsanaanayaa mashiin”
👉 Laakiin Maxaa dhacay?
Dadku wali way shaqeeyaan
Xisaabtu way sii adkaatay
Calculator-ku wuxuu noqday qalab caawiya dadka iyo Sido kale Nolosha Maalinle
🤖 Maanta: AI maxaa laga baqanaya ?
Maanta dadka waxay leeyihiin:
“AI shaqooyin ayuu tirayaa”
“Dad badan shaqo la’aan ayay noqonayaan”
👉 Runtu waa tan:
AI ma shaqeeyo kaligiis
Wuxuu u baahan yahay qof isticmaala
Qofka yaqaan AI → shaqadiisu way fududaataa
Qofka diida AI → wuu ka harayaa suuqa
Ma beddelayso dadka
Waxay beddelaysa qaabka shaqada
Waxay meesha ka saaraysa shaqada culus
Waxay siinaysaa dadka fursado cusub
👉 Qofka Maanta Casriga Cusub ka Faa’iidest :
Wuxuu qabtaa shaqo badan
Wuxuu hela dakhli badan
Wuxuu noqdaa mid suuqa loo baahdo
Calculator shaqooyin ma tirtirin → wuu horumariyay
AI-na sidaas oo kale ayuu yahay
Qofka barta AI → wuu guuleysanayaa
Qofka ka carara AI → wuu dib u dhacaya🚀